Wargalin muhim ah, Buuga Diiwaanka maansooyinka iyo taariikh nololeedkii Abwaan Abdi Iidaan Faarah Ilaahay mahadi ha ka gaadhee waxa soo gabogaboobay wajiga hore ee ururinta taariikhda nololeedkii iyo suugaantii Alle ha unaxariistee Mujaahid abwaan Abdi Iidan Faarah, buuga diiwaanka taariikh suugaaneedka Abwaan Abdi Iidaan waxa lagu wargelinayaa dhamaan bulshawaynta reer Somaliland iyo guud ahaanba bulsho waynta ku hadasha afka somaliga cidii haysa heeso, gabayo, geeraaro, riwaayado iyo taariikh nololeedkiisaba inay la soo xidhiidhaan cinwaanada hoos ku qoran taasi oo.
Artiklar som handlar om somaliska historien, kultur, böcker som skrivna somaliska ect. Ninba degeladiisiyo, degmaduu ku ababiyo docdii hooyadii buu dahab uu ku sheegaa.