Fortsätt till huvudinnehåll

Somaliska kultur- och litteraturdagar Stockholm den 4-5 december 2015 (Maalmaha Dhaqanka iyo Suugaanta Soomaalida)

Maalmaha 4 iyo 5 ee bishan Disambar, waxa loo suntay in ay noqdaan laba maalmood oo la kala faa'iidaysto wax badan. Kuma koobna dadka soomaalida oo qudha ee waxa loo gaaryeelay maalinta bishu tahay 4-12-2015 in dad waaya-arag u ah arrimaha bulshada, dhaqanka, farshaxannimada soomaalida oo iyagu dhalasho ahaan ka soo jeeda bulshada Iswidhishka, ay ka hadli doonaan mawduucyo kala duwan.

Waxa xusid mudan in uu isla maalintaa Jimcaha markay saacaddu tahay 18:00 uu marti u yahay reer Stockholm qoraa caan ah, maansayahan, in badan wax ka oray bulshada, Maxamed Baashe Xaaji Xasan, oo ka iman doonna carriga ingiriiska, waxa iyaguna isla Jimcahaas qayb weyn ku leh barnaamijka fiidnimo Nimco Nuur oo ka iman doonta Finland iyo Cabaddale Shafay oo Dhanmark ka iman doona. Labadooduba waa qoraa, si gaar ahna xil isaga saara arrimaha carruurta iyo barbaarintooda.



Maalinta labaad ee taariikhdu tahay 5-12-2015, waxa ay u badan doontaa qoraayo iyo dhaqanyaqaanno reer Stockholm ah. Maalintaa sabtida waxa marti inoo ah qoraa Nuuradiin, oo inooga yimi dalka Norway. Maalinta sabtida subaxnimada hore waxa iska leh carruurta aadka u da'da yar, oo loo diyaarin doono cayaaro, sheekoxariirooyin, sawirgacmeedyo iwm. ma noqon doonto in la dhegaysto qudbado dhaadheer, balse dood-wadaag ayaa jiri doonta iyo in la isu qaybiyo kooxo, ka dooda arrimo kala jaadjaad ah. Ugu danbaynna isula yimaadda wixii ka soo baxa doodahaas.

Waa laba maalmood oo aad u muhiim ah, kasoo qaybgalkaaguna waa muhiim. Goobtu waa Kistaträff ee xaafadda Kista/Stockholm.

Somaliska kultur- och litteraturdagar

Stockholm den 4-5 december 2015
 Fredag 4 december  (på svenska och engelska)
 Dagens programledare är  Mustafa Ahmed


08.30  Insläpp och kaffe



09.00        Inledning
                      Kort presentation av dagens program
Poeternas nation - Shahrezad Gas
                     
09.15          Somalis in Sweden, Then and Now: The History of 1929 Somali Tour in Sweden.
Bodhari Warsame, independent Somali researcher: Globalization & the Somali Peninsula. Från Göteborg

10.00          Somaliskt konsthantverk, sagor och berättelser.
Oscar Trimbel, konstnär och författare, som bodde och arbetade i Somalia under flera år på 1980-talet. Från Stockholm

10.45          Paus



11.00          Somalisk poesi från svenskt perspektiv
Helen Ardelius, radioproducent. Har gjort kulturprogram om somalisk poesi för Sveriges Radio, bland annat dokumentären "Bland oss flyktingar finns poeterna"

11.30          Somalier i Bristol
Tove Samzelius, f.d. verksamhetschef för en ideell organisation i Bristol, berättar om sina erfarenheter av att arbeta med och leva bland den somaliska diasporan i Storbritannien. Tove arbetar nu på Rädda Barnen i Stockholm

11.50          Lunch paus

13.30          Poeternas nation - Shahrezad Gas

13.40          Kulturskillnader och missförstånd, somalier vs svenskar
Abdibashir Hirsiguled: författare, poet och folkbildare inom Studiefrämjandet Stockholms län

14.25  Paus Somalisk litteratur och litteratur på somaliska
Matilda Wallin, bibliotekarie på Internationella biblioteket i Stockholm
Mohamed Sh. Hassan, författare och bokförläggare  (Scansom Publishers)

   

15:00                    Paus

15.20    Frågor och kommentarer från publiken

15.50             Utvärdering och Avslutning.


I Samverkan med

Kvällsprogrammet är på somaliska!

Somaliska kultur- och litteraturdagar
Stockholm den 4-5 december 2015

Fredag 4 december

Programledare är Sayid-Ahmed Yusuf

18.00           Inledning på Somaliska

                      Om Somaliska dagar, syfte och vision
                      Abdulkadir Habib
Musa Isse
Abdibashir Hirsiguled
Mustafa Ahmed


18.15           Läsa tillsammans     

18.55          Mohamed Bashe Hassan, författare och journalist.
Han berättar om sin senaste bok ”En sak som jag saknade” (Hal aan tebayey), i samtal med Abdibashir Hirsiguled
                     

19.35           Bland oss finns poeterna
                      Sayid
Dhoofo
Musa Isse


19.55          Paus

20.05          Nimco Noor från Finlandförfattare och sagoberättare i samtal med Yussuf Hassan

20.20           Abdalla Shafey från Danmark, författare, pedagog och medieproducent i samtal med Mohamed Hassan Abdullahi

20.35     Frågestund och kommentarer från publiken

21.00             Avslutning



Mer information:

Musa Isse: 076 249 0979                                haji_musa@hotmail.com
Mustafa Ahmed: 073 350 2808                    mustafa@kistafolkhogskola.se
Abdibashir Hirsiguled: 072 253 7720         abdibashir@hotmail.com
   
Somaliska kultur och litteraturdagar
Stockholm den 4-5 december 2015

Lördagen 5 december

Programledare är Musa Isse  

                      Bokbord/mässa
Barnaktiviteter
                      Somaliska hantverks utställning       

09.00-10.00                   Insläpp
                                                                
10.00–13.00        Kurser och Barnaktiviter

10.00–13.00  Barnaktiviteter
                      Nimco Noor, Matilda Wallin och Musa Isse
                     
10.00–11.30  Workshop om Microsoft Word och hur man använder dess verktyg som författare
                      Programansvarig: Abdirahman Hashi från Uppsala

10.00–11.30 Kurs om somaliska språkets byggstenar, grammatik och skrivregler
                      Utbildare: Omer Bile, Ahmed Sabriye och Mohamed Bashe H. Hassan

10.00–11.30  Föräldrastöd och Älskade barn
                       Cabdalla Shafey och Dayibo Abdi


11.30–14.00                                        Paus för lunch

14.00          Diktläsning

14.20          Pedagog och pedagogik (Baraha iyo barbaarinta)
Mohamed Hassan, Suldan Mohamed, Abdalla Shafey.
 I samtal med Shahrezad Gas


14.50          Kvinnornas roll i den somaliska muntliga litteratur
Dr Amina Said i samtal med Yussuf Hassan

15.05          Paus
                     
15.45   Pappan lever men barnen är faderlösa (ensamstående mammor)
                      Dayiba Abdi Ali, författare och lärare i samtal med Shahrezad Gas


16.00   Skrattstund (stå-upp komiker på somaliska)
                      Hassan Cirro
                      Mohamed Hassan
                      Musa Isse


16.10          Språkets byggstenar och grammatik
                      Ahmed Sabriye, Omer Bile och Abdirahman Hashi
                      I samtal med Suldan Mohamed

16.30 FAAFI är en ny bok inom islams rättslära på somaliska (Fiqhi)
Nuradiin, författare och pedagog från Norge i samtal med Abdibashir Hirsiguled

16.50   Buranbur stund (Buranbur är en diktform som tillskrivs kvinnor)
Dhoofo, Ardo Moallim Said och Nadifo i samtal med dr Amina Said

 17.15         Har ni hört om somalierna som besökte Sverige 1929?
                     Boodhari Warsame

17.30  Nya utmaningar om att skriva berättelser och romaner jämfört med gammal poesi i metaforer
 Yussuf Hassan, Sayid Ahmed Yussuf och Mohamed Bashe H. Hassan i samtal med Abdalla Shafey

18.00        Paus

18.30     Litteratur på Somaliska (Om det skrivna somaliska ordet)
Mohamed Sh Hassan, författare och Bokförläggare (Scansom Publishers)
Yussuf Sh. Hassan, författare och Bokförläggare (Iftiinka-Aqoonta bokförlag)


19.30        Frågestund och kommentarer från publiken
                         Alla talare kommer fram

20.00  Övrigt, avrundning och avslutning.


Mohamed Hirsiguled, Mustafa Ahmed och Musa Isse

Kommentarer

Populära inlägg i den här bloggen

Dareenka gaarka ah ee maansada Xasan Xaaji Cabdilaahi Xasan (Ganey)...Caashaqani muxuu gabay, laba guusha wada jecel, god muxuu ku kala riday, laba guur isku ogaa, geerida mid yidhi hoo!!!

Taariikh-nololeedka Xasan Cabdilaahi Xasan (Ganey) Dhulku saacu wada gaadh Waanu kala sed roonyee Meel idaha seel u leh Riyahana salool u leh Oo geela saar u leh...... ... Xasan Xaaji Cabdilaahi Xasan "Ganey" "Anigu waxaan ku dhashay duleedka Degmada Bullaxaar oo ka tirsan Gobolka Saaxil, waxaanan filayaa da’daydu inay tahay ilaa 6o Sano(oo ku beegan meelahaa 1944 kii ), waayo, markii aan dhashay meel miyi ah ayaan ku dhashay laakiin isma yaraynayo in aan wax isku daro mooyee, aniga oo dhawr iyo toban jir ah oo kuray ah ayaan markaa ka imi miyiga Bullaxaar oo waxaan imid magaalada Berbera kadibna waxaan shaqo ka bilaabay Hudheelada sida Hudheelkii Cumar Isteeri, markii dambana waxaan u soo wareegay Hargaysa oo xilligii inqilaabkii Xasan Kayd ay wadeen. Waxaan ka shaqaynayay hudheelka Union-ka, markii la odhan jiray Bakayle Qalad.

Falan-qaynta maansada: Quruxda maansada Cabdi Adan (Qays) iyo Maxamed Ibraahin (Hadraawi) Q-3aad

Qaybtan oo ah qaybta ugu danbaysa ee "Falan-qaynta Maansada Hadraawi iyo Cabdi-Qays", waxa aan ku eegi doonaa dhawr maanso oo kookooban. Waxa aan sidii qormooyinkii hore, wax ka taaban doonaa kala duwanaanshaha maansada Hadraawi iyo Cabdi-Qays ee hadana labaduba yihiin kuwo la jecelyahay.

Gorfayn: Buugga Taariikhda Soomaalida (2020) ee uu qoray Jaamac M. Qaalib

AFEEF Maahmaah baa ahayd; "hadalkaaga hortii afeef baa la dhigtaa aqalkaaga hortiisana ood weyn baa la dhigtaa". Ujeeddada qoraalkayga ku saabsan dibu-eegista buugga "Taariikhda Soomaalida ee uu qoray Jenaraal, Jaamac Maxamed Qaalib, waxa ugu mudan in aynu helno taariikh sugan oo sax ah. Taariikh aan kolba dhan loola guurin, taariikh aan ku salaysnayn cadho iyo wax iska caabbin. Dhaxalka ummadi ka tagtaa waa taariikhdeeda, dhaqan-dhaqaale, siyaasadeed oo ay jiilasha danbe u aayaan. Si ay u ogaadaan wixii qalad dhacay iyo in aan dib loogu dhicin. Waxa jira wax u gaar ah buslsho kasta oo Ilaahay ku abuurray deegaan ka mid ah Adduunka. Soomaalidu waxay ka mid tahay bulshooyinka ku nool Geeska Afrika, iyagoo weli ku jira habdhaqankii geeljiraha ayaa la doonay in Qarannimo la samaysto.