Fortsätt till huvudinnehåll

Maalinta afka iyo Suugaanta Soomaalida ee Xaafadda Rinkeby 14-05-2016 Sabtida




Haddii aad xiisayso afka iyo suugaanta Soomaalida, fadlan nagala soo qaybgal barnaamij xiiso badan oo 14 bishan Mey lagu qaban doono guriga ummadda ee xaafadda Rinkeby. Barnaamijkan ayaa ay marti noogu yihiin qorayaal, afaqoon iyo cilmibaadhayaal ku hawlan afka iyo suugaanta Soomaalida. Martida maalintan nagala soo qaybgali doonta waxa ka mid ah Morgan Nillsson oo ah macallin afka Soomaaliga ka dhiga jaamacadda Göteborg, ahna cilmibaadhe ku hawlan taariikhda iyo habdhismeedka afka Soomaaliga. Kulankan waxa uu Morgan sharaxaad ka bixin doonaa kooraska afka Soomaaliga ee uu jaamacadda Göteborg ka dhigo. Waxa uu sidoo kale ka hadli doonaa afka Soomaaliga iyo duruufaha ku xeeran maata.




Dhanka kale waxa madasha ku sugan halabuur kale oo goobta ku soo bandhigi doona suugaan iyo buugaag xiiso leh. Abyan Cali oo ah qoraayad ku dhaqan Stockholm, buugaagta carruurtana ku qorta afafka Iswiidhishka, Soomaaliga iyo Ingiriisiga ayaa maaalintaasi soo bandhigi doonta buugaagteeda. Sidoo kale Mona Monasar oo ah halabuur da’yar ayaa maalintaasi soo jeedin doonta gabay af Iswiidhish ah oo ay curisay. Gabaygaasi oo ku guulaystay tartan sannadkan 2016 loo qabtay dhallinyarada ku nool Stockholm. Dhanka kale waxa iyana suugaan ka hadlaysa doorka hooyada Soomaalida ah ee qurbaha ku nool soo jeedin doonta marwo Saredo Hersi oo ah macallimad ku nool Stockholm.


Qaybta danbe ee barnaamijka ayaa noqon doonta mid lagu lafaguri doonto taariikhdii iyo suugaantii abwaankii weynaa Ilaahay ha u naxariistee abwaan Cali Sugulle. Abwaanka oo sannadkan bilowgiisii geeriyooday ayaa waxa suugaantiisii iyo taariikhdiisiiba bulshada la wadaagi doona Sayid Maxamed Yuusuf. Qaybta u danbaysa ee barnaamijka ayaa lagu soo badhigi doonaa magaasiin carruureedka Carruurteenna. Magaasiinkan oo ah mid sannadkan bilowgiisii curtay looguna talogalay in ubadka Soomaalida ahi ka bartaan afkooda iyo dhaqankooda, sidoo kalena ka helaan barbaarin iyo garaadkorin wanaagsan.


Kulansuugaaneedkan waxa soo qabanqaabiyay ururka Somali Nordic Culture oo kaashanaya ururka Studiefrämjandet iyo magaalada Stockholm.


Goobta: Rinkeby Folkets Hus

Taariikhda: 2016-05-14

Saacadda: Kl 15:30


Wixii faahfaahin ah ee barnaamijka ku saabsan kala xidhiidh hawlwadeenada hawshan wada ciwaanidan hoos ku qoran:




+46 (0) 76 24 909 79

Kommentarer

  1. express vpn crack Thanks for this post, I really found this very helpful. And blog about best time to post on cuber law is very useful.

    SvaraRadera
  2. teamviewer crack Thanks for sharing such great information, I highly appreciate your hard-working skills which are quite beneficial for me.

    SvaraRadera
  3. wirecast pro crack This article is so innovative and well constructed I got lot of information from this post. Keep writing related to the topics on your site.

    SvaraRadera
  4. wondershare filmora x crack Thank you, I’ve recently been searching for information about this subject for a long time and yours is the best I have found out so far.

    SvaraRadera
  5. Wise Care 365 Pro Crack Such a nice and helpful piece of information. I’m so happy that you shared this helpful information with us. Please keep us up to date like this. Thanks for sharing. Visit My site

    SvaraRadera
  6. Very nice article. I really like this article very much. Keep it up and keep sharing this type of useful information with us. Also thanks for sharing it with us.
    mount & blade warband serial key
    mixcraft registration code
    zmodeler crack
    recover my files license key
    netlimiter torrent

    SvaraRadera
  7. I really like your site. Fantastic colors and themes.
    Did you create this site yourself? Reply again because I hope to create my own
    site itself and I would like to know where you have come to
    it is here or where the item is named from.
    Thank you!
    ashampoo video converter crack
    avast secureline vpn crack
    du meter crack serial key
    voicemod pro crack

    SvaraRadera
  8. . It’s still lovely to talk to a person with a new and different perspective. I genuinely appreciate our recent chat
    avira antivirus pro crack
    avira system speedup pro crack
    iobit smart defrag pro crack

    SvaraRadera
  9. Fortunately, I stumbled upon your site (crashed).
    I ordered the latest book! I have visited various blogs, but music videos are available on this very good site. Your style is very different from my other people's style.
    reading things from. Thank you for posting if you have
    Chance, imagine I just booked this site.
    bullguard antivirus crack
    aster v7 crack
    lizard systems wi fi scanner crack
    adobe character animator crack

    SvaraRadera
  10. I am very thankful for the effort put on by you, to help us, Thank you so much for the post it is very helpful, keep posting such type of Article.
    MakeMKV Crack
    Undertale


    VariCAD Crack

    SvaraRadera
  11. Here at Karanpccrack, you will get all your favourite software. Our site has a collection of useful software. That will help for your, Visite here and get all your favourite and useful software free.
    Light Image Resizer Crack

    SvaraRadera

  12. I am very thankful for the effort put on by you, to help us, Thank you so much for the post it is very helpful, keep posting such type of Article.
    PointCab 3D Pro Crack
    4ucrack

    SvaraRadera
  13. What a well-written article! In that case, thank you very much.
    https://macapps-download.com/roxio-toast-titanium/

    SvaraRadera

Skicka en kommentar

Populära inlägg i den här bloggen

Waa kuma abwaan Xasan Xaaji Cabdillaahi ( Xasan-Ganey)? Qormo kooban oo ka hadlaysa suugaanta abwaan Xasan Xaaji Cabdillaahi ( Xasan-Ganey)

Abwaan Xasan Xaaji Cabdillaahi ( Xasan-Ganey), waxa uu ku dhashay duleedka degmada Bullaxaar ee gobolka Saaxil. Isaga oo kuray ah ayuu u   wareegay magaalada Berbera, waxaanu ka shaqayn jiray makhaayadaha   cuntada. Isaga oo ka hawlgalay makhaayaddii Cumar Isteeri. Muddo kadib waxa uu u wareegay magaalada Hargeysa, xilligaasi oo uu sheegay abwaanku in ay   ku beegnayd   xilligii ay inqilaabka wadeen Xasan-Kayd iyo raggiisii. Abwaanku, intii uu Hargeysa joogay, waxa uu ka shaqayn jiray hudheelkii loo yiqiinay Yuuniyanka ( Union). Mar danbe ayuu abwaanku ganacsi ka bilaabi goobtii loo yiqiinay Xerodhafta. 

Faallo!..."ladh" Buug Cusub Oo Uu Qoray Cabdillahi C Cige

Sayid Maxamed Yusuf "Dhegey — Sweden — 7 September, 2005 Markaad aragto buugga laftigiisa, ayaad garanaysaa in buuggani uu ka duwanyahay buugaagtii hore ee afsoomaaliga ku soo bixijirtay. Qaabka buuggu u qoranyahay waa qaabka loo qaabeeyo sheekooyinka "Novel-ka" loo yaqaan. Waxaad dareemaysaa in dadka soomaalidu ku tallaabsadeen, jidkii muddo dheer kasoo xidhnaa. Kaasoo ah qoritaanka sheekooyinka, ku qotoma qaababka nolosha banii'aadamka. Intaa haddaan ku dhaafo qaabka buugga. Waxaan xasuustay faallo uu ka bixiyay Ibraahin Yusuf Axmed "Hawd" buuggan la magac baxay "Ladh. Mudane Hawd wuxuu ku soo gunaanaday maqaalkiisii "qoraaga buuggan qoray, haddii buuggani yahay kiisii ugu horreeyey oo maxay noqon doonaan kuwa soo socdana."