Buugga afsoomaaliga lagu qoro iyo akhristihiisa soomaaliyeed waxaa dhexyaalla xayndaab weyn. Isma gaadhaan, oo buugguna qol buu ku daayimaa akhristuhuna cidluu fadhiyaa oo kuma baraarugo erayga qoran iyo wuxuu ka dheefi lahaa. Qorayaasha afsoomaaliga wax ku qora tacab koodu wuxuu u baahan yahay in gacanta laga saaro akhristihii. Kolkaasi ayuu buugguna buug noqonayaa, qoruhuna uu ogaan karayaa farriintii uu buuggu siday heerkay taagnayd. Akhris ku guud ahaan waxa uu la mid yahay dhammaan baahiyaha kale ee nooluhu u baahan yahay goor walba. Weliba akhrisku waa baahi maalin leh ah ama goorwalba taagan.
Artiklar som handlar om somaliska historien, kultur, böcker som skrivna somaliska ect. Ninba degeladiisiyo, degmaduu ku ababiyo docdii hooyadii buu dahab uu ku sheegaa.