Buuggan waxa uu ka kooban yahay sheekooyin gaagaaban, oo mawduucyo kala duwan ka hadlaya, kuwaas oo aan qoray wakhtiyo kala duwan. Sheekooyinka qaar waa qofayn oo waxa ay cabbirayaan dareen xayawaan, oo innaga cabanaya, ka cabanaya dhibta aynu u gaysano gaar ahaan ubadkeenu u gaysanayaan. Maxaa haddii xayawaan ama ashyaa laga hadlin lahaa dhibtooda inoo sheegan lahaa.
Dhammaantoodna waxa ay ku tacaluqaan arrimo bulsho. Galdaloolooyin muuqda iyo qaar aan muuqanba way dul istaagayaan. Sheekooyinka qaar waa mala’awaal heerka khayaalkoodu fogyahay, qaarna waa maad iyo madadaalo. Waxa kale oo buugga ku jira dhawr sheeko oo dunida ka caan ah kuwaas oo afka Soomaaliga aan u rogay.
halkan ka dalbo:
http://www.amazon.com/Baadidoon-Somali-Muna-Axmed-Cumar/dp/9198127349/ref=sr_1_1?s=books&ie=UTF8&qid=1405442041&sr=1-1
..............................................................
https://www.facebook.com/sweetymunita?fref=ts
.........................................................
Kommentarer
Skicka en kommentar