Mooge waxaa uu maddaxa la galayaa gu’gii 19aad waxa uu ku jiraa dugsigii sare oo kaga jiraa fasalka 4aad, reerkoodu waa qoys meel dhaxaad ah dhinaca dhaqaalaha waxaanay diyaar u yihiin in ay ka gudbaan marxalad kasta oo soo wajahda. Balo laba qad ah lama arag ayaa la yidhiye wax ay qoyska ay ugu darnayd markii inannkoodii Mooge la yimid in uu goostay socdaal dheer oo uu ku maraayo waddamo baddan oo qaaradda afrika ka mid ah dabadeeto halkaasi ka galaayo qaarad kale oo la yidhaa yurub, Isagu (Mooge) habeena kumuu seexan tahriib ama inuu bandarkooda(magaalada) ka tago ee qaar baas oo inkaar qaba oo nolasha ka aayo waayay ayaa ku dhaliyay fikirkaasi xun ama cudurkaasi tahriibta.
Artiklar som handlar om somaliska historien, kultur, böcker som skrivna somaliska ect. Ninba degeladiisiyo, degmaduu ku ababiyo docdii hooyadii buu dahab uu ku sheegaa.